Madaxweyne Trump oo ka jawaabay hadal uu dhibsaday oo kasoo yeeray R/Wasaare Justin Trudeau

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si weyn uga carooday hadal uu Ra’isul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ka jeediyay shirka dalalka G-7 oo lagu soo gabo gabeeyay dalka Canada. Donald Trump ayaa sheegay in Wakiiladiida ka codsaday in aysan saxiixin War Murtiyeedka laga soo saaray shirka G-7 kadib markii uu dhibsaday hadalka kasoo yeeray Ra’isul Wasaare … Continue reading Madaxweyne Trump oo ka jawaabay hadal uu dhibsaday oo kasoo yeeray R/Wasaare Justin Trudeau